Soomaaliya: Madaxweyne Xassan oo aqoonsiyada ka gudoomay safiiro cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo toddobo safiir oo cusub oo dalalkooda u soo magacaabeen Soomaaliya. Safiirrada cusub ayaa ka kala socda dalalka Aljeeriya, Brazil, Hindiya, Mali, Myanmar, Nigeria iyo Pakistan. Danjirayaashaan ayaa Madaxweynaha u gudbiyeen waraaqaha rasmiga ah ee aqoonsigooda. Danjirayaasha uu…