Wararka la helayo ayaa sheegaya in deegaanka Calaag ee Gobolka Shabeelaha dhexe waxaa mar kale ka qarxay dagaal u dhexeeya laba maleeshiya Beeleed oo ka soo kala jeeda qeybo ka mid ah Gobolada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan xili sidaan oo kale asbuucaan kaliya dhowr dagaalkaasi la isku noqnoqday.
Dagaalka la soo sheegayo inuu socdo waxaa uu ka dhashay kadib markii nabadoon lagu dilay deegaankaasi kaasoo sida wararka qaar sheegayaan loogu yimid beertiisa kadibna lagu dilay ,waxaana dagaalku salka ku hayaa is heysad dhul beereed sida aan wararkeenii hore idinku sheegnay.
Dagaalka oo ka dhexeeya labada beelood ee walaalaha ah ee Abgaal iyo Xawaadle ayaaneey jirin wax kala dhex gala oo si rasmi ah u qaboojiya xiisadaasi hadey Dowlada ahaan lahayd iyo hadii maamulka Hirshabelle uu ahaan lahaaba.
Nabadoonka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Naadoon Cabdullaahi Qoorey Allaha u naxariistee ayaa ka soo jeeda Beesha Abgaal waxaana la dilay isagoo beertiisa ku sugan sida aan xogta ku helnay walina colaadu way taagan tahay.



Alright, checked out i8clubcasino! Pretty slick layout, easy to navigate even when you’re a bit hazy. Games are decent, nothing mind-blowing, but good selection. Depositing was smooth, no issues there. So far, so good. Thumbs up! Check it out here: i8clubcasino
Yo, been rolling with h5fc888 and it’s alright. Nothing to shout about but nothing to complain either. Check it: h5fc888
55555bet1, com tantos 5, só pode dar sorte! Um site direto ao ponto, com apostas variadas. Pra quem não quer complicação, é uma boa opção. Confere lá em 55555bet1.
Alright, listen up! 775bet51 is on my radar. It’s got a decent selection and a pretty solid layout. Worth checking out if you’re hunting for a new place to play. Don’t miss 775bet51!
289winlogin seems like a decent option for online betting. The login is quick and the page is not full of ads. 289winlogin
I’ve heard some good things about 32bet1. Might have to check out their selection of games. See for yourself: 32bet1