Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Salaax Keshtah, iyadoo uu kulanka goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage.
Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, kobcinta iskaashiga istiraatiijiga ah, iyo fursadaha lagu horumarin karo wada-shaqeynta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Masar.
Arintan ayaa imanaysa ayadoo dhowaan labada dowladood ay kala saxiixdeen dhowr heshiis oo dhanka amaanka, difaaca, horumarinta waxbarashada iyo ganacsiga.





PHSuperlinklogin? Ayos! Login process was smooth as butter, no annoying hassle. That’s a big plus in my book. Makes getting to the good stuff easy. Go give it a try: phsuperlinklogin
Hey guys! Jili17login is where it’s at. Super easy to use, and I’ve been having some seriously good luck there. Definitely worth checking out! Go give jili17login a shot, you won’t regret it!
Yo, 123win92? Been sniffin’ around, yeah? Heard it’s got some decent action goin’ on. Might just drop by and see what’s what. Check it out for yourself, eh? 123win92