Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed, Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta kulan rasmi ah kula yeeshay magaalada Aljeer Saalma Bekhta Mansuuri, oo ah Xoghayaha Dowladda ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Aljeeriya u qaabilsan Arrimaha Afrika.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo amniga ee Soomaaliya iyo Aljeeriya.
Labada mas’uul ayaa isdhaafsaday aragtiyo ku saabsan xaaladaha muhiimka ah ee qaaradda Afrika, iyagoo ka wada hadlay hindiseyaal lagu xoojinayo wadashaqeynta gobolka iyo dadaallada mideysan ee labada dal ay ka qaadan karaan arrimaha istaraatiijiga ah.
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego).



Yo, peeped jlvs and things there are really well made, might be awesome! If looking for something cool, try checking it out jlvs.
Yo, fabetafterlife sounds kinda mysterious. I’m intrigued. Gonna check it out. fabetafterlife
Sic bo, baby! Classic game, always a thrill. Sicbogames.com seems to have it dialed in. If you are a sic bo enjoyer be sure to visit: sic bo.