Shirkadda Caalamiga ah ee Dekedaha ee DP World, ayaa ku dhawaaqday bilawga Khad Badeed dhinaca maraakiibta ah oo si toos ah isugu xidhaya Dekedda Jabal Cali ee dalka Imaaraadka Carabta iyo Dekedda Berbera ee maamulka Somaliland.
War-saxaafadeed ay soo saartay Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World, ayaa adeeggan cusub ee xamuulka badeecadaha, ku tilmaantay mid muhiim u ah gobolka, kaas oo sagaalkii cishaba mar uu ku kala gooshi doona labada dekedood.
DP World , ayaa sheegtay in adeegani uu xoojin doono xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya Khaliijka iyo Bariga Afrika, waxaanu adeegani bixinayaa inuu isku xidho magaalooyinka muhiimka ah ee dekedaha leh, warkan ayaa intaas ku daray in hada kadib shixnadaha ganacsi ay si dhib yar ku gaadhi doonaan gudaha Itoobiya iyo gobolkaba.
Ganesh Raj, oo ah Madaxa Hawl-gelinta ee Kooxda Adeegga Badda ee DP World, ayaa sheegay in Adeegga Jabal Cali ilaa Berbera uu dhamaystirayo maal-gelinta DP World ee Afrika, adeegaas oo kor u qaadayaa isku xidhka macmiisha iyo sii wadista iyo xoojinta xidhiidhka ganacsi ee ka dhexeeya Bariga Dhexe iyo Bariga Afrika.”
Mas’uulkan ayaa tilmaamay in hadafka shirkadu uu la jaanqaadayo yoolasha horumarineed ee gobolka sida dhaqaalaha, iyo madax-bannaanida ganacsiga, waxaanu intaas ku daray in muhiimadda sii kordhaysa ee Berbera ay xoojinayso maalgelinta marinka taga Xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
Talaabadan ayaa la sheegay inay qayb ka tahay sidii loo xoojin lahaa awoodda shabakadda caalamiga ah ee DP World, isla markaana lagu xaqiijin lahaa in Dekedda Berbera ay noqoto marin badeedka ugu muhiimsan iyo xarun weyn oo saadka maadaama ay ku taalo marin istiraatiji ah.



Alright guys, just checked out taib29bet – pretty smooth! Easy to navigate, good selection of games. Worth a look, definitely. You can check it out here: taib29bet
Bet5588 is my go-to. They almost always seem to have the best odds available. Been winning slowly but steadily thanks to these guys! Give them a shot you would’t regret it: bet5588
8855betcassino, fala sério, um cassino desse não se vê todo dia! Gráficos de primeira, jogos que viciam e uma experiência que te transporta pra Las Vegas! Corre pro 8855betcassino.
Yo, just downloaded the 40winapp on my phone. Smooth as butter, man! Easy to use and I’m already winning a little. Check it out 40winapp.
onebetapp is average, but I have seen way worst, this one is okey. Check it out here: onebetapp
VBO99Bet – I’ve been playing on this site for a few weeks, and I’ve had a pretty good time. The website is easy to use, and they have a good selection of games. The bonuses? Not super amazing, but definitely worth claiming. Give vbo99bet a spin!