Galmudug: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud.
Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan DowladdaGalmudug, Saraakiisha Amniga iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Sedexda eedeysane wuxuu mid kasta inkirey eeda dilka ah ee loo heysto balse kiiska oo maanta bilowday ayaa la sii wadi doonaa.inkiraada sedexda eedeysane ayaa ku soo aadeysa xili dacwad oogayaasha ay Maxkamada ka sheegeen inay hayaan cadeymo muujinaya sedexdaan eedeysane inay iyaga ka danbeeyeen dilkaasi.




35winbet is easy to navigate and easy to use. If you’re finding it hard to use other betting sites, this one’s for you! Good luck! 35winbet
Guys, kulisbetaffiliate is a game changer for affiliate marketing I’m really impressed with the program It is user friendly and makes earning money simple kulisbetaffiliate
ejcassinoapp, pra quem curte jogar no celular, esse app é a pedida! Rápido, fácil de usar e com todos os jogos que a gente ama! Baixa aí o ejcassinoapp.
mjoq8b
The game variety here is insane! I love how smooth the interface is even on my old phone. If you love slots, you must try semesta88slot.
I love the layout and the overall vibe of this site. It feels professional and trustworthy. I am spending a lot of my free time on idasia128 lately.
Feeling really lucky today! This site has a great atmosphere and the games are super addictive in a good way. Five stars. pkluckyi8game