Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta wadajirka iyo iskaashiga ummadaha.
Madaxweyne Xasan ayaa xusay in Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la qaybsanayaan walaalahooda Kenya murugada geerida ku timid Ra’iisul wasaare Raila Odinga oo ka mid ahaa Hoggaamiyeyaasha saameynta togan ku lahaa xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd, daris wanaagga iyo taariikhda faca weyn ee ka dhaxaysa labada shacab.




Got myself logged into phdream44login. The process was pretty simple, which I appreciate. Let’s see if the games are any good now!
Pincoofficialsitecasino… Sounds legit being the official site. Gonna visit and see their game offerings. Hopefully I’ll win big! Definitely checking it out! pincoofficialsitecasino
Been playing on sv88 for a bit. Their live dealer games are pretty awesome, great graphics too. Definitely recommend giving it a shot if you’re into that. Try it out at sv88. Cheers!
The Plot777 slot games? They seem pretty fun. You can try them. It’s a site that has games. Check plot777 slot on plot777loginregister.com, good luck spinning!
Heard about 88vin.shop vinchat from a friend, checking it out now! Seems promising, hoping for some good times. 88vin.shop vinchat
Iddaa with Nesine, a classic combo! Their platform is super easy to use, which is a big plus. Hope you get some winning tickets! You can get started here: iddaa nesine.