Muqdisho: Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.
Dhinaca kale Wasiirka qoyska iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliga ayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS uga mahadcelisay sida sharafta leh ee ay maanta u ansixiyeen Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
” Ansixinta xubnaha Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka waa guul weyn oo usoo hoyatay shacabka Soomaaliyeed guud ahaan waana taariikh mug leh oo ay Soomaaliya qortay maanta” ayey tiri wasiirka qoyska.
Dhaarinta iyo ansxinta Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo guushii dhowaan ay Soomaaliya ka soo gaartay shirkii Xuquuqul Insaanka QM ee magaalada Geneva waxa ay qeyb ka yihiin guullaha isdaba joogga ah ee ay Xukuumadda Dan Qaran ka gaartay fagaarayaasha caalamka iyo dhismaha hay’adaha Dowliga ah.



Alright, 255betvip. VIP treatment, huh? I’ve seen better, but the deposit bonuses are alright. Just gotta remember to read those T&Cs, yeah? Good luck! 255betvip
Jili7homelogin is where it’s at if you love those Jili slots. Log-in is easy breezy, and you can start spinning in minutes. Hope you love them too!: jili7homelogin
7kbet777, esses números todos me lembram jackpot! Já me cadastrei e tô explorando os jogos. Vamo que vamo! Dá uma passada lá: 7kbet777