Shacabka Reer Fastiin iyo kuwa reer israa’iil ayaa tan iyo xalay ilaa maanta waxay wadaaan isu soo baxyo ay ugu dabaal degaayaan madaama dagaalkii Qaza heshiis laga gaaray,lyaadaa labada dhinac aykala saxiixdeen heshiis.
Shacabka reer Qaza ayaa xalay markii ay maqleen heshiiska xabad joojinta duraba waxay isugu soobaxeen laamiyada iyagoona bilaabay isla xalay inay u dabaal degaan qorshaha nabada ee laga hirgelinayo dhulkooda madaama uu dhiig bax ku socday isamarakana aanay jirin cid ka calin karta,
Dadka dabaal degaya waxaa ku jiro dhalinyaro yar yar kuwaasoo labada dhinacba ay muujiyeen sida ay ugu farxeen qorrshahaan nabada ee la isla qaatay taasoo socotay ilaa laba sano markaasoo duqeymo xaga cirka ah ay ku socotay shacabka reer Qaza.
Wajiga Labaad waxaa lagu wadaa in la galo sii deynta maxaabniista ,sidoo kale shirka Qaramada Midoob ayaa lagu wadaa in lagu soo hadal qaado heshiisnani taariikhig aah ee lagu soo ajaray colaadii ka dhex taagneyn Muslimiinta iyo Yuhuuda taasoo galaaatay nolosha 60-kun dad ka badan oo reer Qaza ah.



Ycel777, decent experience. Deposit and withdrawal process is smooth. Overall, not bad at all. Sana palarin tayo! Check them out: ycel777
88BetHipHop, Okay, this site’s got a cool vibe. Easy to deposit, easy to play. If you are into hiphop theming and slots, give it a whirl. Can’t hurt to try your luck right?88bethiphop
Dafabettcasino’s a big player. They’ve been around the block a few times. Loads of games to choose from, always something new to try. Give ’em a looksie: dafabettcasino