Shariif Sheekh Axmed oo Hanajbaad Hawada u Mariyay Mas’uuliyiin Dowlada ka Tirsan

Madaxweynihii hore ee dowladii ku meel gaarka ahayd Sharìf Sheekh Axmed oo ka mid ah mucaaradka ayaa caawa hadalo kulul wuxuu ka jeediyay shir ay ku yeesheen xarunta xisbigiisa kaasoo saacado qaaatay

Shariif iyo saaxiibadiisa mucaaradka waxagy shaaciyeen inb khamiista ay qaban doonaan banaanbixii dhawaan kabaaqsay.

Dhanka kale Shariif ayaa u goodiyay masuuliyiin Dowlada ka tirsan oo sida uu sheegay Dowlada u zilaaaran inay mucaaradka cayaa.

“Kuwa jagooyinka cayda ku hayata meesha ay geli lahaayeen ayaa laga rabaa, Ninka habaryartii barakiciyay Muxuu kugu falayaa”ayuu yiri Shariif Sh

Haddana halkaan ka daawo muuqaalka hadalada Shariif

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *