Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gaareen guulo la taaban karo oo ka dhan ah dagaalyahanada Daacish, kadib howlgallo ballaaran oo ka dhacay buuraha gobolka Bari, gaar ahaan degaanka Cal Miskaad.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee ay fulinayaan saaxiibada Puntland ay door muhiim ah ka ciyaareen guulaha laga gaaray dagaalka, Wuxuu xusay in iskaashi joogto ah lala leeyahay saaxiibadaasi uu sare u qaaday awoodda Puntland ee la-dagaallanka kooxaha xagjirka ah.
Deni ayaa sidoo kale qiray in mararka qaar duqeymahaasi ay sababeen khasaare gaaray dadka rayidka ah ee ku dhow goobaha howlgalladu ka socdaan. Wuxuu sheegay in Puntland ay mas’uuliyad ka saaran tahay gurmadka iyo daryeelka dadka waxyeelladu soo gaarto.
Daacish ayaa tan iyo sanadkii 2015-kii ku dhuumaaleysaneysay buuraha gobolka Bari, iyagoo weerarro isdaba joog ah ka fuliyay qeybo kamid ah Puntland.
Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in kooxda laga saaro guud ahaan gobolka, si loo xaqiijiyo nabadda iyo amniga deegaannada buuraleyda ah.



For all you South lottery players, xsmnminhngoc seems to have the latest draws. Good luck and may the odds be ever in your favor!
Fortune Gems 2 on Jililiveph.net is so addicting! Those bonus spins are the bomb. Try it for yourself: fortune gems 2
Hey there! Spent a bit of time on vn88io lately. Gotta admit, I was a bit skeptical at first, but overall I found it to be a solid platform. The game selection’s pretty good, especially if you’re into slots. Withdrawal times could be a little faster, but not terrible. Check them out here vn88io.
8okslot, not too shabby! Got in some quality time playing these slots. Might just be my new go-to. Swing by: 8okslot
Hey, just tried out qh77 and it’s pretty cool! The games are smooth and I had a decent run. Definitely worth checking out if you’re looking for something new. qh77
Yo, slot365kh is legit! Good selection of slots, and the site’s easy to navigate. I spent a few hours there last night and had a blast. Give it a go! slot365kh