wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo gaaray magaalada muqdisho, waxaana kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, kaasoo ku qaabilay xafiiskiisa, wafdigan ayaana dalka u yimid hirgalinta mashruuc weyn oo lagu taageerayo Manhajka waxbarashada dalka iyo horumarinta Afka Carabiga.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey ururka Jamacadda Carabta, taageeradooda ku aaddan dhinacyada diblumaasiyadda, waxbarashada, dowlad-dhiska iyo doorka ay ka qaateen dayn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
Sidoo kale Xubnaha ka socday ururka Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminayo Agaasimaha waaxda Geeska Afrika iyo Suudaan ee Jaamacadda Carabta, Mudane Zayd Al-sabbaan, ayaa bogaadiyey dadaallada dowladda Soomaaliya iyo horumarka ay gaartay, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay kor u qaadista iskaashiga iyo horumarka, siyaasadda, dhaqaalaha iyo wada-shaqeynta.



Grabbed the phwinapp. Seems pretty well designed and runs smoothly on my phone. If you’re looking for convenient gaming on the go, check it: phwinapp
TX88game is a nice stop for some quick fun. I find that some of the games load and work really well. Check tx88game out!
777betcasino… That’s the ticket! If you are looking for a new online casino, I highly recommend it. This platform has awesome bonuses! 777betcasino
Heard about cm8 and had to check it out. Looks pretty fresh. Here’s the link, check it out: cm8.
Just downloaded the 777cbgameapk. Super easy and now I can play anywhere. Big ups! Get your download here: 777cbgameapk
Yo, xp777game is hitting different! Some unique games on this platform, feeling lucky already. Give it a whirl: xp777game