Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo soo buux dhaafiyay miyiga magaalada Baydhabo

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar kamid ah beeraleeyda miyiga. Wararka aan heleyno ayaa tibaaxaya in Dadka ku nool tuulooyin ay ka mid yihiin Gasarta, Dambalka, iyo deegaano ku dhow Baay-Burjeet ay soo sheegayaan in kooxda ay digniin u dirtay beeraleyda deegaanka, iyagoo lagu amrayo inay ka fogaadaan meelaha qaar.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dableydu ay si cad ugu sheegay beeraleeydaasi inay soo booqan karin ama u shaqa tagi karin beerahooda, taasoo kor u qaadeysa walaaca la xiriira amniga iyo helista ay wajahaan beeraleeyda gobolka Baay.

Tani waxa ay ka dambeeysay markii Maamulka iyo shacabka magaaladaba ay u dabaaldegeen khasaare xoogan oo Al shabaab lagu gaarsiiyay Khamiistii lasoo dhaafay dagaal ka dhacay degaanka Deeynuunay.

Ujeedka ay Kooxdaan usoo buux dhaafiyeen miyiga magaalada Baydhabo ayaa u muuqata mid ay ku doonayaan inay ku aargutaan khasaarihii kasoo gaaray dagaalkii ka dhacay degaanka Deeynuunay oo Maamulka Koonfur Galbeed uu guul ka sheegtay soona bandhigay meydadka Kooxdaasi.

4 thoughts on “Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo soo buux dhaafiyay miyiga magaalada Baydhabo

  1. Hi there

    I wanted to reach out and let you know about our new dog harness. It’s really easy to put on and take off – in just 2 seconds – and it’s personalized for each dog.
    Plus, we offer a lifetime warranty so you can be sure your pet is always safe and stylish.

    We’ve had a lot of success with it so far and I think your dog would love it.

    Get yours today with 50% OFF: https://caredogbest.com

    FREE Shipping – TODAY ONLY!

    Sincerely,

    Lonny

  2. Hello from bonusbacklinks,

    Skyrocket your search engine rankings, improve your search visibility and grow powerful backlinks!
    BonusBacklinks.com – we build daily backlinks and drive website traffic to your page every day:

    Get 85% Off
    Strong daily backlinks
    Real website traffic
    Prices start from $1
    Bonus discount codes

    https://BonusBacklinks.com/85offer

    Thanks for your time,
    Coleman from BonusBacklinks.com team

  3. Hey,

    I hope this email finds you well. I wanted to let you know about our new BANGE backpacks and sling bags that just released.

    Bange is perfect for students, professionals and travelers. The backpacks and sling bags feature a built-in USB charging port, making it easy to charge your devices on the go. Also they are waterproof and anti-theft design, making it ideal for carrying your valuables.

    Both bags are made of durable and high-quality materials, and are perfect for everyday use or travel.

    Order yours now at 50% OFF with FREE Shipping: http://bangeshop.com

    Regards,

    Kristofer

  4. Morning

    Looking to improve your posture and live a healthier life? Our Medico Postura™ Body Posture Corrector is here to help!

    Experience instant posture improvement with Medico Postura™. This easy-to-use device can be worn anywhere, anytime – at home, work, or even while you sleep.

    Made from lightweight, breathable fabric, it ensures comfort all day long.

    Grab it today at a fantastic 60% OFF: https://medicopostura.com

    Plus, enjoy FREE shipping for today only!

    Don’t miss out on this amazing deal. Get yours now and start transforming your posture!

    Have a great time,

    Everett

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *