IGAD ayaa soo dhoweeysay xiriirka diplomaasi ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ethiopia kaasoo sii hagaagaya ka dib booqashadii uu Raysal Wasaaraha Ethiopia ku yimid Magaalo madaxda dalka Soomaalia, Muqdisho.
IGAD ayaa arintaan ku macneeysay horumar laga gaaray dhanka amaanka, displomaasiyada iyo isku xirnaanshiyaha gobolka geeska Africa.
Warxbixin lagu daabacay boga X ee horey loo oran jiray Twitter, ayeey IGAD ku sheegtay sida ay uga go’antahay taageerida hindise kasta amaanka iyo horumar waara oo ka dhaca Gobolka.