Wasaaradda caafimaadka oo daah-furtay tallaalka Oofwareenka
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray ololaha tallaalka Oof-wareenka iyo Shubanka oo loogu talagalay badbaadinta carruurta Soomaaliyeed. Munaasabadda daahfurka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Guuleed Cabdijaliil,…