Guddoomiyaha Aqalka sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Jabuuti
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Guddoomiyaha oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita, ayaa inta uu joogo Jabuuti waxa uu kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka, iskaashiga…