Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliay aya aka qeyb galay Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha soo Koraya (African Startup summit) oo sanadkaan diiradda lagu saarayo taageerada shirkadaha hal abuurka ee soo koraya, xoojinta isku-xirka dhijitaalka, hal-abuurka teknolojiyadda iyo dhismaha kaabayaasha ICT-ga ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Algiers ee dalka Algeria.
Waxaa si gaar ah maanta u qabsoomay Wadatashiga Heer-Wasiir (Ministerial Roundtable) oo ay ka qayb galeen wasiirrada isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee dalal badan oo Afrika ah, kuwaas oo ka wada hadlay mustaqbalka dhijitaalka ee qaaradda.
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Soomaaliya Maxamed Soomaali, oo ku matalayay Soomaaliya shirka ayaa si qoto dheer uga hadlay:
Istaraatiijiyadaha lagu xoojinayo isku-xirnaanta dhijitaalka ah ee Afrika, Habraacyada amniga dhijitaalka iyo ilaalinta xogta, soo saarista siyaasado dhiirri-geliya hal-abuurka iyo ganacsiga ICT-ga, Iyo kaabayaasha lagama maarmaanka u ah in Afrika u gudubto dhaqaalaha dijitaalka ku dhisan.








Guys, the jiliwinapplogin process is smooth as silk! No hassle at all. Makes it easy to jump in and play. Sulit!
Alright, so Superph11 com isn’t too shabby. Registration was quick and painless, and I haven’t had any issues with withdrawals yet. Could use a bit of a facelift, but overall, it’s solid. Give superph11 com a shot.
Man, having the S666app8 on my phone is a game-changer. Quick access to all my favorite games, wherever I am. Download it here: s666app8.
Thinking of signing up at phdream8loginregister. The register process seems easy. Gotta check the game selection though, that’s what really matters.
Okay, so I visited cc666. It’s there. Your call whether you want to explore it. Check the site here: cc666.
Word on the street is cc6ph4 is pretty legit. I’m gonna scope things out later. Is there anything interesting? Check it out here: cc6ph4
Dlrbetcasinoonline hmm gave it a try. It’s another option. The games are OK. Why not have alook yourself: dlrbetcasinoonline
Need a quick gaming fix? NewJiliLogin is simple and straightforward. Log in, play, and hopefully win something. No frills, just games. Check out newjililogin!
LuckyLifeCasino – living up to its name! I had some good spins here, and the site is easy to use. Definitely recommend checking it out. Get lucky with luckylifecasino!