Raysal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber, waxaana kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka laga gaaray dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga.
Raysal Wasaaraha, ayaa intii uu kulanku socday waxa uu soo bandhigay guulaha ay xaqiijisay Xukuumadda DanQaran, muddadii saddexda sano ahayd ee la soo dhaafay, kuwaas oo ay kamid yihiin sugidda amniga caasimadda, la-dagaallanka Khawaarijta, dib-u-dhiska ciidanka Qaranka, horumarinta dhaqaalaha, siyaasadda iyo tayeynta adeegyada bulshada.
Sidoo kale, Raysal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xusay dadaallada Xukuumadda ee ku aaddan xilliga kala-guurka AUSSOM iyo taageerada caalamiga ah ee loo baahan yahay.
Dhankeeda, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika, Dr. Annette Weber, ayaa bogaadisay guulo wax ku-ool ah ee ay xaqiijisay xukuumaddu, muddadii la soo dhaafay, iyada oo xustay in Midowga Yurub uu sii xoojin doono taageerada ay siiyaan Soomaaliya.






Alright, tried my luck at f88betvn. Honestly, not bad! The site’s pretty smooth and the odds are decent. Worth checking out if you’re looking for a new spot to place your bets. f88betvn
Alright folks, I’m looking into sodo66domains. Is it a good place? I’m hesitant. Do you think I should deposit? Give me the low-down on sodo66domains.
Finding a reliable link to 12bet can be a pain, but linkvao12bet seems legit. Easy access, no issues so far. Give it a shot! Check it out: linkvao12bet
Someone recommended goo88d, so I thought I’d try it. Found some games I liked, and had a good time. It’s alright, mate. Take a looksee: goo88d
Gave 6777cx a shot and it felt pretty solid. Site design is cool, and the games ran well. Worth checking out! More info: 6777cx
If you’re looking for something a little upscale, millonixvip might be your thing. Felt pretty VIP using it. See for yourself: millonixvip