Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige waxa uu ka qeyb galay mid ka mid ah fadhiyada loo dhan yahay ee ay shir-guddoonka ka tahay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka Kristalina Georgieva isla markaana ay soo qeyb galeen Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika kaasoo lagu qabtay Washington DEC, ee Dalka Maraykanka
Shirkan loo dhan yahay ayuu Wasiir Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ka jeediyay khudbad kooban oo uu diiradda ku saaray saameynta Isbaddalka Cimiladu ku yeeshay dhaqaalaha Qaaradda Afrika iyo sidii xal loogu heli lahaa.
Dhinaca kale, Wasiirka Maaliyadda XFS iyo Wafdigii la socday ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wafdigii ka socday Dowaldda UK ee shirka ka soo qayb galay, kulanka ayaa diiradda lagu saaray maalgashiga iyo saameynta isbaddalka cimilada iyo sidii looga soo kaban lahaa. Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan doceed wax ku ool ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Lacagta Carabta (AMF) Mr. Fahad Al-Turki, kulanka ayaa looga wada hadlay hannaanka dib-u-habaynta dhaqaalaha, Maalgalinta iyo Qorshayaasha Horumarineed ee Dhaqaalaha. Hay’adda AMF.





Hey! Trying my luck with 7kbetbr lately. It’s got a vibe, ya know? Not too shabby, good selection. Worth a peek! See for yourself: 7kbetbr
Pog79, huh? Never heard of her! Anyone tried it? Let me know if it’s legit. pog79
W88is… hmmm, sounds familiar. I think I saw some ads for them. Is it just me, or does anyone else find their website kinda confusing? Anyway, take a peek yourself! w88is.
Leaobetlogin? Quick and easy. No fuss, just straight to the betting. Check em out: leaobetlogin
Heard some buzz about 7slotscasino, so I figured I’d give it a shot. Selection of slots is pretty solid, some classics and some newer titles. Payouts seemed fair enough, and I even managed to snag a small win. Worth a look if you’re a slots fan: 7slotscasino.
Gave 1010betlogin a whirl the other night. Site’s simple enough to get around on. Nothing super flashy, but gets the job done. Good options for beginners just starting out. Take a look if it suits your needs: 1010betlogin.