Alshabaab oo xaqiijisay in sarkaal looga dilay duqayn ka dhacday gobolka sh/Hoose

A lshabaab  ayaa xaqiijisay in mid ka mida madaxdooda sare oo lagu magacabo Maxamed Mire Jaamac lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday degaan ku dhow Kuunyo Barrow, Gobolka Shabeellaha Hoose.

Maxamed Mire ayaa xilligan hayey jagada madaxa gobolada (Wilayaatka), balse wuxuu hore u soo qabtay jagooyin dhowr ah sida Madaxa Zakawaadk.

Dowladda Mareykanka, Golaha Amniga iyo Dowladda Soomaaliya ayaa u aqoonsaday inuu yahay Argagixiso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *