Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed, Maxamuud Aadan Geesood ayaa gaaray magaalada Nairobi ee Kenya. Wasiirka ayaa manta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha ka ah COMESA, isaga oo halkaas ku matalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka, oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhaqaale ee dalalka xubnaha ka ah COMESA, dardargelinta ganacsiga xorta ah, iyo hormarinta hal-abuurka dhijitaalka ah ee gobolka si loo gaaro koboc waara oo loo dhan yahay.
Ururka COMESA waa isku-tag ganacsi iyo dhaqaale oo ay ku mideysan yihiin 21 dal oo ka tirsan Bariga iyo Koonfurta Afrika.



Pxxbetcom is alright! I like the selection of games they’ve got. The site runs smooth, which is a plus. Not my absolute fave, but decent for a quick play. Check it out for yourself at pxxbetcom!
Yo, 28win! Been playing here for a bit, and it’s pretty solid. Easy to navigate, and I’ve had a few decent wins. Check it out! 28win
Yo, 123win92? Been sniffin’ around, yeah? Heard it’s got some decent action goin’ on. Might just drop by and see what’s what. Check it out for yourself, eh? 123win92