Dhuusomareeb: Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug oo howlgal amni ka sameeyay qeeybo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku soo dhigeen labo gacan ku dhiigle oo ka mid ahaa shan gacan ku dhiiglayaal oo dilay hooyo iyo sadexdeeda gabdhood.
Arintan ayaa imaneysa ka dib markii Dowlad Goboleedka Galmudug oo horey u balan qaaday in gacan ku dhiiglayaashaa la hor keeni doono cadaalada lana marsiin doono ciqaabta ay u qalmaan.
Maxkamdeyntooda iyo baaristooda waxay bilaabaneysaa marka dhamaantood gacanta lagu soo wada dhigo madaama hal danbi loo heysto walow ay dhici karto in midkood ama laba ka mid ah inuu baxsado, markaas waxaa qasab noneysa in sharciga lagu qaado inta la hayo.
Shantan nin ayaa dhowaan si arxan daro ah ugu dilay hooyo iyo sadexdeeda gabdhood deegaan ku dhow deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgadud ee Bartamaha Soomaaliya.



Time to give 88jllogin a shot. Hoping for a smooth login experience and some winning streaks. Let’s see what it’s all about! Try your luck 88jllogin
PhDreamActivityLogin…interesting name! I spent a few hours on their site last night. Easy to navigate and lots of different games to keep you busy. You can join them here: phdreamactivitylogin.
Jljl55phlogin – time to get logged in and play! Hopefully the wins today are good ones. Keeping my fingers crossed for a good session!. jljl55phlogin
Easy to find what I was lookin’ for! The best resource when you need to give lucky92gamedownload a shot! Get it all at: lucky92gamedownload
Hey folks, just had a blast over at lucky777lucky100lucky! Seriously, the games are slick and I even managed to snag a small win. Worth checking out! lucky777lucky100lucky
Bet666login has a very clean interface, which is cool. Not a ton of bells and whistles just easy to place your bets, you know? Check them out! bet666login.