Sarkaal Daacish u Qaabilsanaa Qaraxyada oo lagu Qabtay Buuraha Cal-miskaad

Wararka la helayo ayaa xaqiijinya in ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Sarkaal qarxyada u qaabilsanaa Daacish

Ciidamada Maamulka Puntland ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Daacish ayaa maanta gacanta ku soo dhigay sarkaal kooxdaasi ka tirsan.

Wararka ayaa tilmaamaya in Guutada Duufaan ee Ciidamada Maamulka Puntland ay howlgalka fuliyeen ayna gacanta ku soo dhigeen sarkaal Daacish u qaabilsanaa qaraxyada miinooyinka loo adeegsado.

Sarkaalka la qabtay waxaa magaciisa is afgarashada lagu sheegay Salmaan waxaana lagu wareejiyay saraakiisha sare ee Maamulka Puntland si sharciga loo horkeeno.

3 thoughts on “Sarkaal Daacish u Qaabilsanaa Qaraxyada oo lagu Qabtay Buuraha Cal-miskaad

  1. Yo, wanted to chime in about 66win9. This site is decent. They have a good variety of games, and navigation isn’t too bad either. Bonus structure isn’t the best, but it is functional. Worth a check on your own accord 66win9.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *