Mogadishu Wararka ayaa sheegaya in weerar culus oo ku bilaawday qarax Ismiidaamin oo lagu qaaday Godka Jilicow oo ku yaala degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Goobta weerarka lagu qaaday ee Godka Jilicow loo yaqaano ayaa ah goob ay maamusho Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, taasoo ka mid ah goobaha sida weyn loo ilaaliyo amnigooda. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan agagaarka Godka Jilicoe ayaa sheegay in weerarka ku bilowday qaraxa uu xigay rasaas toos ah oo is dhaafsadeen ciidamada amaanka iyo kooxda weerarka ku qaaday.
Qaraxan Ismiidaaminta ah ayaa dhacay saacado kooban kadib markii dowladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay inay sugtay amniga Caasimadda, islamarkaana ay qaaday jidgooyooyin dhagxaan ku xirnayeen sanado badan sababo la xariira dhanka amniga.
Ilaa hadda lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarka, hayeeshe wararka hordhaca ah waxay sheegayaan inay jiraan khasaare ka dhashay weerarka, waxaana adag in si dhab ah loo ogaado khasaaraha rasmiga ah, maadama ciidamada amaanka ay xireen wadooyin dhowr ah oo ku dhow goobta uu qaraxu ka dhacay.
Halkan kala soco wixii ku soo kordha



Simple and short name, 188v… easy to remember! Anyone already messing around on here, are there good games 188v
777win97… a simple but charming name that could get you on a lucky streak! Give it a shot and see what happens 777win97!
188bet250 is a name I’ve seen around. Supposedly decent odds and a good selection of sports. Gonna give it a proper look this weekend. See the action at 188bet250
Quickly reviewing jlbosscom later. Hoping it’s not a waste of time! Peep it and tell me what you think: jlbosscom
Feeling lucky tonight? Gonna check out jlbossvipcasino. High roller status, here I come… maybe! Check the link and sign up: jlbossvipcasino
Yo, JiliLivePH for the win! Good platform for live games, especially if you’re looking for something local. Check it out, mga kaibigan! jililiveph