Qaahira: Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Masar, Sareeye Gaas Cabdulmajiid Saqar, iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dalkaas.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca milateriga ee labada dal iyo taageeridda dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida gobolka.
Wasiir Fiqi ayaa ku bogaadiyay Masar kaalinta muuqata ee ay ka qaadato nabadda iyo xasilloonida gobolka, isagoo xusay in labada dal ay wadaagaan aragti mideysan oo ku aaddan arrimaha istiraatiijiga ah.
Dhankiisa, Wasiirka Gaashaandhigga Masar ayaa muujiyay diyaar garowga dalkiisu u leeyahay xoojinta xiriirka iskaashiga milateri, isaga oo sheegay in ciidanka Masar ee qeyb ka noqon doona Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay dhawaan soo gaari doonaan Soomaaliya.



Alright, checking out 88jl11login, hoping for a quick login process and a good time! Let’s do this. Good luck! 88jl11login
I try some games at 8xbetvina. I love the design! Good luck for all! Check the link 8xbetvina
I really dig the bet7kapp platform. It’s slick, user-friendly on my phone, and I can always find something to keep me entertained. bet7kapp
76nplataforma caught my eye with its cool design. Played a few rounds and had some good luck. Worth a look if you’re hunting for something new! See for yourself: 76nplataforma
I’ve been using 7ffbet for a while now, and it’s always a good time. Reliable platform and great promotions. Check it out: 7ffbet
I found 992bet8 really user-friendly. I deposited and played in minutes. Give it a look for a smooth experience: 992bet8