Muqdisho-waxaa maanta si rasmi ah u furmaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo horyaalla ajandayaal culus oo la xiriira xaaladda siyaasadeed, ammaanka iyo shuruucda dhismaha dowladnimada.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furaya kalfadhigan isaga oo ka jeedin doona khudbadda dastuuriga ah.
Khudbaddaas ayaa lagu wadaa inay diiradda saarto waxqabadka dowladda, qorshayaasha horyaalla Baarlamaanka inta uu socdo kalfadhigu, iyo marxaladda adag ee uu dalku marayo.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu iftiimiyo guulaha dowladda ay sheegtay inay ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, dib-u-habeynta maaliyadda, iyo xiriirka caalamiga ah, halka Baarlamaanka laga sugayo inuu xoogga saaro mooshinnada iyo sharciyada mudnaanta u leh bulshada.
Furitaanka kalfadhigan 7-aad ayaa si gaar ah muhiim ugu ah xaaladda siyaasadeed ee dalka, maadaama mowjado siyaasadeed oo cusub ay soo kacayaan iyo mooshino horay loo gudbiyay ay wali miiska saaran yihiin.



Downloaded the jiliwincomapp! It’s super convenient playing on my phone. Graphics are good and it doesn’t lag too much. Thumbs up!
If you’re looking to make some extra cash, the win777affiliate program might be worth a peek. Seems pretty straightforward and the potential earnings look good. I would check it out win777affiliate
188bet’s always been a solid choice. Nhacai188bet just makes it easier to access. Good odds and a wide range of sports. Give it a shot if you’re feeling lucky! Link’s right here: nhacai188bet