BAYDHABO – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliyaa ayaa hadal kasoo saaray dadkii dhawaan loo dilay habka aanada qabiil ahaa, waxaana ay sheegeen in talaabo ay ka qaadi doono dadkii ka dambeeyay falkaas guracan ee ka gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaa deegaan hoostaga dagmada Wanlawayn.
13 ruux ayaa lagu dilay maalin kor halka 5 ruuxna lagu dhaawacy kuwaas dhamaantooda loo beegsaday aano qabiil .
Gudoomiye kuxigeenka amniga walawayn oo shabelle ka hadlay ayaana carabka ku adkeeyay in si dag dag hool galo usamayn doonaan gacantana kuso dhigi doonaan dadkii ka dambeyay dhacdadaan.
Dhacdadan ayaana noqotay mid hadal hayn badan ka dhalisay bulshada Soomaaliyeed aad uga argagaxeen.
Sidoo kale, ehelka sida gaar ah dhibkaas loo gaystay mas’uuliyiinta dowlada ku matalada iyo odoyaasha dhaqanka ehelka oo warbaahinta ka hadlay saacidihii ugu dambeyay ayaa si caro leh ugu hadlay dhibka loo gaystay waxayna maamulka koofur galbeed ugu baaqeen in jawaab dag dag uu kubixiyo .



Heard some good things about betgorilas. Seems like a decent option with a good selection. Going to give it a go! You Too?: betgorilas
Downloaded the x777gameapk the other day. Installation was easy, and the games are optimized for mobile. Nice to have some fun on the go. Check it out! x777gameapk
Fortunesnakebr, alright, let’s see what you got! Heard they got some cool slots. Trying my hand at a few. Fingers crossed! Good vibes so far!. fortunesnakebr