Muqdisho: Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King, waxaana kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iyo dardargelinta xiriirka labada dal.
Danjiraha oo ugu horeyn Guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhoweyntiisa ayaa xusay in mudadii uu xilka hayay uu xoogga saaray sidii loo horumarin lahaa iskaashiga iyo xiriirka labada wadan, waxaana uu carrabka ku adkeeyay in Dowladda Ingiriiska ka go’an tahay sii adkeynta xiriirka diblomaasiyadeed iyo joogteynta taageerada ay Soomaaliya la garab taagantahay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa uga mahadceliyay Dowladda Ingiriiska iyo shacabka reer UK taageerada ay mar walba la garab taaganyihiin Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta, amniga iyo dhismaha dowladnimada.
Aaden madobe ayaa safiirka uga warbixiyay shaqooyinka Golaha Shacabka iyo horumarka ka socda Dalka, waxaana uu xusay in Baarlamaanka Soomaaliya kalfadhiga todobaad uu xoogga saari doono dib-u-eegista iyo dhameystirka dastuurka Dalka.



Alright, mates! Just stumbled upon 755bet15. Looks promising! Anyone got any tips or experiences to share? Gonna give it a whirl. You can find it here: 755bet15
Dreamjilicasino is alright. Not the fanciest place, but it gets the job done. Decent payouts when you hit it right. Head over to dreamjilicasino
Trying out Milyon88demo. It’s just a demo so far, but looks promising! Hoping they launch the real deal soon! milyon88demo
SuperJiliLogin? Super easy! No problems so far. Get logged in nice and quick at superjililogin. See you online!
Alright, so I’m thinking of signing up for 777sxregister. The registration process looks straightforward. Hope the games are as easy to win! Fingers crossed! 777sxregister
786game? Never heard of her! (Just kidding). Actually, seriously considering giving it a go. Anyone got some inside scoop before I jump in? 786game
Multibet88daftar registration was easy! Let’s see if the games are as good as the signup process. Sign up at multibet88daftar.
BMW555login is my go-to. Quick and smooth login process, plus the games are solid. Give it a whirl bmw555login!
Bet191livelogin is where its at for live action! Love the real-time games. Give it a shot bet191livelogin!