Muqdisho – dhimashada 13 qof ayaa xaqiijiyey in ay ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose taasoo dhalisay dhacdayXiisad colaadeed , dadka la dilay ayaa lagu laayey duleedka deegaanka Yaaqberi-weyne, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah.
Falka dilka ah ayaa ka dhacay meel ceelbiyood ah oo lagu balamay in lagu gorfeeyo khilaaf soo jiitamayay, balse waxa lagu eedeeyay in ay fuliyeen ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, sida uu warbaahinta Shabelle u xaqiijiyey Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo shacabka deegaankaas ku matala Golaha Shacabka.
Dilka ayaa abuuray cabsi ku baahday bulshada deegaanka, iyadoo weli aanay jirin wax jawaab rasmi ah oo kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed ama dowladda federaalka ah.
Xaaladda ayaa hadda ah mid kacsan, iyadoo laga cabsi qabo in colaadda ay sii fido, maadaama qoysaska dadkii la dilay ay dalbadeen caddaalad degdeg ah iyo in la helo kuwii ka dambeeyay falkan.



Nustargame, what’s up with that? The games are alright, but the site feels a little clunky. Needs some work, but the potential’s there. See for yourself: nustargame.
Heard kkkjili16 can be pretty lucky. Might give it a try myself! Worth checking, bro: kkkjili16
Hey guys, been trying out demopgslot and it’s super useful for practicing before playing for real. It lets you get a feel for the games without risking any dough. Check it out at demopgslot.
Hey all. c555gameonline is not the worst way you can spend a few hours. They have some alright games. Visit c555gameonline and see if you can find anything that you like.
Alright, gotta say I’ve been giving 7kbets a whirl. It’s decent for a casual punt, you know? Nothing too fancy, but gets the job done. Give it a shot if you’re looking for a quick flutter. Check it out here: 7kbets
Tried my hand at casinoonlineplinko. It is what it is. If you’re into Plinko you might get a kick out of it. Check it out and see if it’s your thing: casinoonlineplinko
Yo, looking for something new? 32win03 could be your next go-to spot. Give it a peek: 32win03
Heard some buzz about 37jlph. Thinking of giving it a shot. You guys should see whether this works: 37jlph
Just tried 4jl, and it’s pretty slick! Smooth experience and easy to navigate. I’m liking it so far. Check it out here: 4jl