Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciro ayaa soo saaray wareegto uu ku magaacay agaasimaha cusub ee sirdoonka Somaliland maanto oo taariikhdu ahayd 25 December 2024.
Cirro ayaa agaasimaha cusub ee sirdoonka Somaliland u magacaabay Jaamac Maxamuud Cigaal Maxamed, isaga oo sheegay inuu ku xushay aqoontiida iyo waayo aragnimadiisa.
Waa agaasimihii ugu horeeyay ee sirdoon oo uu magacaabo Madaxeynaha dhowaan la doortay ee Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciro.