Madaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Reysalwasaraha Itoobiya Abi Axmed

Madaxweynaha dowladda Somaaliya Xassan sheikh maxamuud ayaa arbacada maant ah kulan la qaatay reysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxaa ay kawada hadleen xiriirka iyo sikaashiga labada dal, xilli dhawaan dowladda itoobiya ay si rasmi ah xarigga uga jartay biyo-xireenka ugu weyn Qaaradda Afrika ee koronto laga dhaliyo.

 Abiy Axmed ayaa ka hadlay kulan ay wada yeesheen isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud, isagoo bogaadiyey xiriirka iyo dadaalada iskaashiga labada dal.

Farriin uu ku qoray bartiisa bulshada lagu soo daabacay ayaa u u qorneed sidan: “Sidoo kale waxaan saaka la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo aan ka wada hadalnay danaha guud ee gobolka. Waxaan mar kale xaqiijinnay sida ay nooga go’an tahay kobcinta xasilloonida, amniga, iyo horumarka gobolka oo dhan.” Si wada jir ah.



3 thoughts on “Madaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Reysalwasaraha Itoobiya Abi Axmed

  1. Alright, so I stumbled across bet89 the other day. The interface is clean, which is always a plus. Still figuring out if it’s gonna be my go-to, but first impressions are solid. Give it a look see! bet89

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *