Si loo sii ambaqaado heshiiskii dhowaan Ankara ku dhex maray labda dowladood ee Soomaaliya iyo Ethiopia, Wafdi uu hogaaminaayo wasiiru dowlaha arimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah ee doowlada federallka ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Mamaxed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray Addis Ababa, Magaalo Madaxda Dalka Ethiopia maanta, 23 December 2024.
Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa ah xoojinta xiriirka ku dhisan is-ixtiraam iyo wada-shaqeyn dhexmarta Soomaaliya iyo Itoobiya.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska ah, iyadoo xiriirkaas saldhig looga dhigayo ixtiraamka buuxa ee midnimada, iyo wadajirka dal kasta.
Waa markii ugu horreysay oo wefdi ka socda dowladda Soomaaliya ay tagayaan dalka Itoobiya tan iyo markii ay xiisadda siyaasadeed laba dhinac ka dhex curatay bishii January, xilligaas oo Itoobiya ay heshiis la gashay Soomaaliland.



Just signed into BOSS77CASINOSIGNIN. Hope this goes well wish me luck guys! boss77casinosignin
Intrigued by F8BETA2CON. Seeing some positive buzz. Anyone know if the games are any good? f8beta2con
Heard some folks talking about ALO88VN. Worth checking out for some quick games? alo88vn