Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray dalka Ruushka sida laga soo xigtay saraakiil ka ag dhow aqalka cad.
Shabakadda Bloomberg oosoo xigatay ilo xog ogaal ah ayaa sheegtay in la-taliyayaasha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay dejinayaan qorsheyaal lagu qaadayo ama wax looga beddelayo cunaqabateynta Ruushka saaran haddii ay nabad ka dhalato Ukraine, iyagoo intaa ku daray in tallaabadan suurtagalka ahi ay keeni karto khilaaf saameyn kara xiriirka ka dhexeeya Washington iyo xulafadeeda London iyo Brussels.
Maamulka Trump ayaa aad ugu dhow dhinaca Ruushka markii la barbar dhigo hoggaamiyaashii ka horreeyay, waxaana labada dal u socda wada-xaajood ku aaddan soo afjaridda dagaalka Ukraine oo sanadkii 4-aad socda.



Betbhai9newid is where the action’s at! Fast payouts and a great selection of betting options. Been enjoying my time here, definitely recommend giving it a try! Learn more here: betbhai9newid
Heard good things about VN88lu, decided to check it out, and I wasn’t disappointed! The games are fun, and the platform is user-friendly. Give it a shot and see what you think! Give it a try: vn88lu
Spinbet99vn has become one of my go-to sites. They always have great promotions and I’ve actually managed to snag some wins! Give them a spin, literally! See more at: spinbet99vn