Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay Ajaanib iyo Soomaali ka soo horjeeda horumarka iyo Ammaanka Dalka  

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay isu diyaariyaan sidii dalka looga xoreyn lahaa Al-Shabaab, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda isku tashiga. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in wiilal Soomaaliyeed ay nafahooda u hureen xoraynta deegaanno badan oo muddo sanado ah ku jiray gacanta kooxda Al-Shabaab.

Madaxweymuhu wuxuu caddeeyay in aanay jirin cid ajnabi ah oo dalka Soomaaliya ka xorayn doonta kooxaha kusoo duulay, isaga oo intaa ku daray in ay jiraan dalal shisheeye oo ka xun  horumarka ay Soomaaliya gaareyso, kuwaas oo uu sheegay inay doonayaan in dalku uu ku sii jiro xaaladdii murugsaneyd ee tobanaan sano ka hor.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay  guulo wax ku ool ah ka gaartay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, balse ay jiraan dad u adeegaya kooxda Shabaab, kuwaas oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib. Wuxuu tilmaamay in ay dalka ka gudbiyaan warar been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga qaranka.

6 thoughts on “Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay Ajaanib iyo Soomaali ka soo horjeeda horumarka iyo Ammaanka Dalka  

  1. A particular kind of restraint shows up in the writing, and a look at yourpotentialawaits maintained the same restraint across pages, knowing what not to say is just as important as knowing what to say and this site has clearly developed strong instincts on both sides of that editorial line throughout pieces I have read.

  2. Reading this as part of my evening winding down routine fit perfectly, and a stop at devatoll extended the wind down nicely, content that calms rather than agitates is what I want at the end of the day and this site provides that calming reading experience reliably which is increasingly rare across the modern web.

  3. Even across multiple posts the writers voice has remained consistent in a way I appreciate, and a stop at breakfastbay continued that voice, sites that maintain editorial consistency across many pieces have something most sites lack and this one has clearly worked out how to keep its voice steady across what reads as a growing archive.

  4. During the time spent here I noticed the absence of the usual distractions, and a stop at seosignal extended that distraction free experience, content that does not fight my attention with pop ups and modals and aggressive prompts is content that respects me and this site has clearly chosen the respectful approach throughout.

  5. Generally my comment to other readers about new sites is to wait and see but for this one I would jump to recommend now, and a look at floramarketplace reinforced that early recommendation, the speed at which a site earns my recommendation is itself a quality signal and this one has earned mine quickly clearly.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *