Ka dib munaasabad manta ka dhacday aqalka madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeede ee Magaalada Beeydhaba, Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed.
Hindise Sharciyeedkan ayaa ah Xoojinta Iskaashi ku Salaysan Ilaalinta Gargaarka iyo Isla Xisaabtan Qaabka Cusub ee Maaraynta Gargaarka iyo Gaarsiinta Gargaarka Dadkii loogu talagalay.
Munaasabadda Saxiixa Hindise Sharciyeedka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiiro ka tirsan Xukuumada Koonfur Galbeed oo uu kamid yahay Wasiirka Gargaarka, mas’uuliyiin sare oo ka kala socday Qaramada Midoobay, Hay’addaha Caalamiga ah, iyo kuwa maxalliga ah. oo uu kamid yahay ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya.





39bets is actually not too shabby! I made a deposit and won some money, so I approve! Good service overall. Learn it: 39bets
Teenpattimasterbet provides a great thrill for avid teen patti players. I had fun and like it. It worked! Click here: teenpattimasterbet
Alright, gotta check out gg789loginbet. Heard some good things, hoping for some decent odds and smooth gameplay. Wish me luck! Check it out myself at gg789loginbet